Muhaajiriin Soomaali u badan oo ka baxay Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga

Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoob ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha xeebaha dalkaas oo sidoo kale baaraya shil kale oo la rumeysan yahay inuu kaas ka dambeeyay. Booliska Dekadda ee xeebta Leros ayaa helay 49 tahriibayaal Afrikaan ah, iyada oo sidoo kale doontii ay wateen ee … Continue reading Muhaajiriin Soomaali u badan oo ka baxay Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga